Home  |   KeyArena  |   Marion Oliver McCaw Hall  |   The Next Fifty  |   Socialize : Seattle Center FacebookSeattle Center Twitter Seattle Center Spotlight RSS Search  |   Map  |   Contact
Seattle Center  


ABOUT US

Accessiblity and Special Accommodations
Century21
Community Events
Contact
Directions / Getting Here
Employment
History
News
Privacy Policy
Rules
Seattle Center Advisory Commission
Seattle Center Fund
Seattle Center Productions
Seattle Center Services
Seattle Center Wi-Fi
Tree Replacement Plan


 
Xarunta Seattle (Seattle Center) Services

Waxa aanu nahay meesha waddanka ugu wanaagsan ee la isugu yimaaddo. Iyado ay na taageerayaan dadka reer Seattle, waxaanu nahay guriga ururrada dhaqanka iyo tacliinta, kooxaha ciyaaraha, dabbaaldegyada, barnaamijyada bulsho iyo meelaha maaweelada ee ugu fiican. Waxa jiritaankayagu yahay in aanu ka farxinno oo kor u-qaadno niyadda qof kasta oo isla markaana isukeen keena sida bulsho qani ah oo kala duwan.

Adeegyada Xarunta Seattle (Seattle Center):

Dhacdooyin

  • Xarunta Seattle (Seattle Center) waxay soo saarta barnaamijyo maaweelo oo tayo leh oo bilaash ah ama khrash yar oo loogu tala-galay bulshada waxayna marti gelisaa dhacdooyin iyo bandhigyo ka badan 5,000 sannad walba.

Dabbaaldegyo iyo Damaashaad

  • Xarunta Seattle (Seattle Center) waxay soo bandhigta isu imaadyo badan oo isu keena bulshada si ay ugu dabbaaldegan farshaxan, muusik, cunto iyo dhaqan. Dabbaaldegyada ugu weyn sannadkii waxa ka mid ah Northwest Folklife, Seattle International Children’s Festival, Bite of Seattle, Bumbershoot iyo Safeco Insurance Festál.

Meelo

  • Waxa jira lix goobood oo la ijaaran karo muddo gaaban.
  • Waxa jira toban meelood oo dhaqan – masraxyo, meelo tababar iyo matxafyo oo awood u siiya ururrada degan inay soo bandhigaan farshaxankooda.

Monorail-ka Xarunta Seattle (Seattle Center Monorail) iyo Meesha Baabuurta la Dhigto

  • Meela badan oo baabuurta la dhigto ayaa jira agagaarka dhismayaasha iyo dhulka ku xeeran xarunta ama Monorail-ka labo daqiiqadood buu qaataa marka magaalada hoose aad ka soo raacdid.

Goobaha Dad-weynha iyo Kuwa Cagaaran

  • Dhismayaashsa iyo dhulka ku xeeran xaruntu waa 74 hektar oo leh wax ka badan 24 hektar oo ah goobo bannaan oo ay ku jiraan ilo-biyo kor u-gana, beero iyo jardiino.

La xiriir:
Wixii macluumaad guud ah, la xiriir Adeegga Macmiilka (Customer Service) 206-684-7200 ama shakhsi ahaan aad dabaqqa 3aad ee Xafiiska Macluumaadka ee Guriga Xarunta (Center House)
Saacadaha Shaqada: Isniin-Jimce, 8:30 subaxnimo – 5:00 galabnimo

Cinwaanka Waraaqaha lagu soo diro:

Seattle Center, 305 Harrison Street, Seattle, WA 98109

 

Download
 
Seattle Center FoundationSEATTLE CENTER FOUNDATION
Support Seattle Center by funding quality facilities and experiences that educate, connect and entertain.
How to give.
CENTERFLASH
CenterFlashJoin our email club and receive exclusive VIP offers & breaking event information Sign up now!

Tell Seattle CenterTELLSEATTLECENTER.COM
Seattle Center wants to hear from you. Complete a quick and easy online survey.

Free Wi-FiSEATTLE CENTER WI-FI
FREE Wi-Fi service is provided in these areas around Seattle Center: Click here to learn more.

 
The Next Fifty
About Seattle Center
Seattle Center draws you in. Its vibrant pulse brings together people of all ages and walks of life to create thousands of extraordinary experiences that enrich millions of lives each year.  Entertainment options abound - starting with nearly 500 public program activities and over 5,000 shows and events annually. The 74-acre campus, with 17 acres of open space, is welcoming to all - and is home to more than 30 cultural, educational, sports and entertainment organizations. This treasured urban gathering place exists to delight and inspire the human spirit in each person and bring together our rich and varied community. The 12 million visitors to Seattle Center each year generate $1.15 billion in business activity and $387 million in labor income for King County.
Seattle Center Foundation

Accommodations for people with disabilities provided on request.
Mayor Mike McGinn, Director Robert Nellams
Copyright © 2006 City of Seattle, Seattle Center. Privacy Policy
Customer Service: (206) 684-7200 / TTD/TTY: (206) 684-7100
Seattle Center, 305 Harrison Street, Seattle, WA 98109

Seattle Center